(Daawo Sawirro) Sidee caawa Xuska 1-da Luulyo looga dabaaldegay Dhuusamareeb?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug uga qayb galay munaasabadda xuska sannad guurada 59-aad ee xornimada goballada Koofureed ee dalka iyo midoobidda goballada waqooyi iyo koofur. Mudane Xasan Cali Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska maalintaan ku wayn quluubta ummadda Soomaaliyeed, … Continue reading (Daawo Sawirro) Sidee caawa Xuska 1-da Luulyo looga dabaaldegay Dhuusamareeb?